Wararka
Bulshada reer Muqdisho oo soo dhaweeyay Isbadalka Galmudug.

Qaar kamid ah shacabka ku dhaqan caasimada Soomaaliya ee Muqdisho ayaa maanta aragtidoooda ka dhiibtay tanaasulka ay sameeyeen xubnaha sar sare ee kamidka ah maamulka Ehlusuna Waljameeca.
Bulshada aragtidoda la wadaagay muuqaal baahiyaha Tusmotv ayaa sheegay in ay soo dhaweyniyaan howlgalka ay dowlada federaalka ahi ka sameysay magaalada Dhuusa-mareeb sidoo kalena ay maamul goboleedyada kale kula dar daarmayaan in ay u hoggaansamaan dowlada dhexe.
Hoos ka boga hadalada shacabka oo aragtidooda dhiibanaayo:
Sidee Shacab Muqdisho Uga falcaliyeen Khilaafka Dowladda Iyo ahlu sunna Waljameeca
Sidee Shacab Muqdisho Uga falcaliyeen Khilaafka Dowladda Iyo ahlu sunna WaljameecaYahye Isse SheikhAbshir Muuse Salaad Qaareeyhttps://youtu.be/UhfA-degc0c
Posted by TUSMO TV on Saturday, 29 February 2020