Wararka
Boqortooyada Sacuudiga oo Dowlada Soomaaliya ku casuuntay shir u dhaxeeya Dalalka Carabta ah ee Qaarada iyo Sacuudiga.
Boqortooyada Sacuudiga ayaa Dowlada Soomaaliya Ku Casuuntay shirka u dhexeeyay Dalalka Carabta ah ee Qaarada iyo Sacuudiga.
Madaxweynaha ayaa la kulmay wasiiro dowadalaha arimaha dibadda sacuudiga u qaabilsan Africa Axmed Qataan iyo masuuliyiin kale oo la socotay oo soo gaaray Muqdisho kuwaas oo ay garoonka kusoo dhaweeyey Reysul wasaare kuxigeenka dalka, wsiiru dowalayaayasha arimaha dibada iyo madaxtooyada somaliaya oo uu wehliyanayey sii ahyaa safaarada soomalaiya ee sucuudiga.
Wasiirka ka socday Dowlada sacuudiga ayaa madaxweyne Farmaajo soo gaarsiiyey salaam uu ka siday boqorka Sacuudiga iyadoo laga wada hadlay xoojinta xiriirka Sacuudiga iyo Soomaaliya oo ahaa mid taariq fog leh.