Wararka

Boosteejadii Tariinka ee Noqotay Xarunta Dhaqanka ee Dalka Peru.

Boostaajadii hore ee Tareenka, Desamparados ee caasimada Lima ayaa noqotay hooyga akhriska iyo xarunta dhaqanka dalka Peru kadib markii Boostaajadaasi loo badalay Madxaf sanadkii 2009-kii.

Hadda maalinkasto waxaa madxafkaani yimaado ku dhawaad 1,200 ilaa 2,000 oo ruux.

Augusto Geiger oo ah garyaqaan reer Chile ayaa ka hadlaayo darenkiisa ku aadan madxafkaan oo horay u ahaa boostaajo dareen.

“magaranaayo in ay jirto goob tani oo kale ah, ma ahan gabi ahaan, goobtaan waa meel dagan oo hal abuur leh. Xaqiiqdii dalka Chile Kama jirto goob sidaan oo kale sumad u ah” ayuu yiri Augusto Geiger.

Boosteejadii Tariinka ee Noqotay Xarunta Dhaqanka ee Dalka Peru

Boosteejadii Tariinka ee Noqotay Xarunta Dhaqanka ee Dalka Peru

Posted by TUSMO TV on Wednesday, 15 January 2020

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close