Wararka

BOOLISKA GOBALKA BARI OO MANTA HOWLGALO KALA DUWAN SAMEEYAY KADIB CODSIYO UGA YIMI BULSHADA.

Howlgal Qatay In Ku Dhow Sideed Sacadood Ayay Ciidamada Booliska Gobalka Bari Ka Sameeyeen Degaano Iyo Tuulooyin Hoostaga Degmada Bosaaso Howlgalkaan Ayaa Iskugu Jiray Xaqiijinta Amniga.
Howglkaan Oo Uu Hogaaminayay Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari Ayaa Waxaa Ku Wehliyay Sarakiil Ciidan. Inta Uu Socday Howgakaan Ayaa Ciidamada Waxay Bulshada La Soo Wadageen In Dhibaato Xoogan Ay Ku Hayaan Kooxo Dhibaato Ku Haysay Degaanka Iyo Jarista Dhirta Waxana La Burburiyay Sagaal Kaymood Oo DhUxusha Ay Ka Shideen Waxaa Sidoo Kallle Gacanta Lagu Soo Dhigay Maxaabiis Gareesa 17 Qof Oo Markaas Ku Howlanaa Shidida Dhuxusha.
Meelaha Manta Ay Burburiyeen Booliska Gobalka Bari Ayaa Ahaa Tuulooyin Hoostata Magaalada Bandar Siyaada, Waxana Sigaar Ah Dadkaas Loogu Tagay Tuulooyinka Dhagcaan Iyo Garas.
Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari G/Sare Xuseen Cali Ayaa Shacabka Uga Mahadceliyay La Shaqeenta Booliska Waxana Uu Sheegay In Dadka Manta Lagu Soo Qabtay Shidiida Iyo Goynta Dhirta In Maxkamada La Horgeyn Doono.
Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close