Ciyaaraha

Barcelona oo kahadashay dhaawaca Philippe Coutinho.

Kooxda Barcelona ayaa war ka soo saartay xaalada laacibka khadka dhexe Kaas oo dhaawaca ka soogaaray kulankii GATEFA ee horyaalka.

Qoraal Barcelona ka soo baxay ayaa lagu sheegay in laacibka uu ka sheeganaayo dhaawac bowdada bidix ah ayna jirayaan baaritano dheeraad oo lagu sameynayo isniinta sidaaas oo aytahay waxa ay kooxda sheegtay in laacibka uu garoomada ka maqnaan doono mudo aan ka yareen 101cesho.

Hadii ay dhacdo in mudadaas uu ku soo kabsado waxa uu a woodaa in uu ka qeyb galo kulanka finalka COPA DEL REY  ee ay wada ciyaaraan Valencia kaasi oo dhacaya 25-ka bishaan.

 

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close