Wararka

Baarlamaanka Masar oo u codaynaya in ay isbadal ku sameeyaan Dastuurka dalkas.

Baarlamaanka Masar ayaa u codaynaya in ay isbadal ku sameeyaan Dastuurka dalka si loo kordhiyo wakhtiga uu xilka haynayo madaxweyne Cabdulfatax Al Sisi, taas oo macquul ka dhigaysa in uu sii joogo tan iyo 2030.

Madaxweynaha ayaa sidoo kale awooddo dheeraad ah ku yeelan doona garsoorka Waxaana loo ogolaan doonaa in uu soo magacaabo garsooreyaal.

Dadka taageersan Mursi ayaa sheegaya in uu u baahan yahay wakhti dheeri ah si uu u dhamaystiro isbadallada waawayn ee dhaqalaaha ee uu wado.

Balse dadka ka soo horjeeda ayaa sheegaya in isbadalladan ay diiradda saarayaan sidii uu awoodo dheeri ah ku heli lahaa hoggaamiye xorriyadda wiiqay, waxayna ku dhaliileen in uusan ku wanaagsanayn xuquuqda aadanaha.

 

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close