Wararka

Baaq ay soo saareen haweenka ku dhaqan casimada Soomaaliya.

Haweenka Gobalka Banaadir ayaa kulan ay Maanta yeesheen ku Taageeray Jiheynta Doorshooyinka Soomaaliya,hasheeskii 17 September oo bari la filayo in uu ka furmo Magaalada Muqdisho.

Haweenka shirka Kasoo qeybgalay ayaa Madaxda Ugu baaqay In ay dalka u turaan Oo Aanan colaad loo horseedin iyadoo ay ka Soo qayb galeen guddoomiye  ku xigeynka   arrimaha bulshada iyo wacyi galinta maamulka gobalka Banaadir Basmo Caamir Axmed (Jaketti) guddoomiyaha ururka Haweenka Gobalka Banaadir Jawaahir Maxamuud Jaamac (Jawaahir Baarqab) guddoomiyaha ururka Haweenka qaranka Batuulo Axmed Gabale  iyo haween ka kala yimid 17 hegmo ee Gobalka Banaadir.

Haweenka kasoo qayb galay kulanka ayaa waxay ku baaqeen in shirka wada tashiga u noqdo mid miradhala oo looga arinsado masiirka dadka iyo dalka.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close