Wararka

Axmed Karaash oo Garoowe ka daahfuray Shir sanadla ah oo ku saabsan waxbarashada.

Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad goboleedka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay Shirweynaha 5-aad ee dib-u-eegista Waxbarashada Puntland.

Shir weynahaan ayaa ah mid sanadkiiba mar la qabto oo looga hadlayo sidii kor loogu qaadi lahaa tayada waxbarashada dugsiyada dowlad goboleedka Puntland waxaana sanadkaani hal ku dhig u ah “Baahinta Waxbarasho Tayeysan oo loo Dhanyahay”.

Masuuliyiinta dowlad goboleedka Puntland ayaa waxaa kulankaani kala qayb galay masuuliyiinta Waxbarashada dowlad goboleedyada Koonfur Galbeed, Jubbaland, Hirshabeelle iyo Galmudug.

Image may contain: 4 people, suitImage may contain: 5 people, people sittingImage may contain: 3 people, people sitting, table and indoorImage may contain: 9 peopleImage may contain: grass and outdoorImage may contain: one or more people, people standing and suit

 

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close