Wararka

AUN Qoraa Siciid cabdi salaan oo ku geeriyooday Mugdisho.

Alle ha unaxariistee qoraagii iyo saxafigii ruug cadaaga ahaa Siciid cabdi salaan ayaa galabta ku geeriyooday magaalada Muqdisho ee caasimada dalka.

Wasiirka,wasiir ku xigeenka, agaasimaha guud iyo guud ahaan bahda wasaaradda warfaafinta dalku ayaa tacsi u diray qoyskii, asxaabtii iyo ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha unaxariistee Marxuum Siciid cabdi salaan.

Marxuumku ayaa in ka badan 50 sano kasoo shaqeeyay Wasaaradda warfaafinta Qaranka ka waxaa uuna dalka u soo qabtay wax badan.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close