Wararka

Arrinta Gobolka Gedo oo laga deerinayo iyo dowlada oo ka hadashay.

Wasiirka Maaliyadda xukuumada federaalka Soomaaliya Dr Abdirahman Dualeh Beileh ayaa sheegay in gurmad deg deg ah dowladdu gaarsiin doonto deegaanada ay abaaraha ka jiraan si gaar ah gobolka Gedo oo abaar ba’an ka jirto.

Wasiir Bayle ayaa sheegay in dowlada ay ku howlan tahay sidii ay wax ugu qaban laheed abaaraha soo noq noqday.

Dhanka kale Wasiirka Gargaarka xukuumada federaalka Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa ka warbixisay xadiga abaaraha iyo sababaha keenay waxaana ay sheegtay in inkabadan laba milyan iyo shan boqol oo qof oo Soomaali ah ay wajahayaan xaalad bini’aadamnimo.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close