Wararka
AQRISO:warsaxaafadeed ay soo saartay Dallada bulshada rayidka ee SONSA.
Warsaxaafadeed ay soo saartay Dallada bulshada rayidka ee SONSA oo horay loo oran jiray SOSCENSA oo ay ku mideysanyihiin urarada bulshada rayidka, Ganacsatada iyo xirfadleyda ayaa dowlada loogu baaqay “in laga wadatashto arimaha shidaalka dalka”
Waxaa kala oo ay SONSA soo dhaweeysay wada xaajoodka dowlada fedaraalka iyo dowlad goboleeedyada xubnaha ka ah ay ka yeesheen khayraadka dabiiciga ah.
Hoos ka aqriso warsaxaafadeedka SONSA ay soo saartay: