Wararka

António Guterres oo kulan la qaatay falaaga hore oo ka dagaalami jiray dalka Congo.

Xoggayaha Guud ee Qaramada Midoobe oo kusugan dalka Jamhuuridda Dimuquraaddiga ah ee Congo ayaa kulan la qaatay fallaaga hore oo ka dagaalami jirtay dalkaasi Congo.

António Guterres, Xoggayaha Guud ee Qaramada Midoobe ayaa sheeegay in ay markasto suurta gal tahay in la doorta Nabadda waxaa uuna balan qaaday in Qaramada Midoobe ay ka shaqaynayso sidii ay qaxootiga reer Congo dib ugu celin lahayd qoysaskoodi iyo guryahoodi ay dagaalada Ugu soo qaxeen.

Xoggayaha Guud ee Qaramada Midoobe ayaa sheegay in dadka uu maanta la kulmay ay u badnaayeen dhalinyaro gaaraysay 120,000 ruux kuwaas oo iska dhigay hubkii ay siteen diyaarna u ah nabad waarta in ay kula noolaadaan shacabkooda.ImageImageImage

 

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close