Wararka
Amiirka dalka Qatar oo soo dhaweeyay madaxweynaha Turkiga.
Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa safar rasmi ah ku tagay dalka Qatar waxaana magaalada Doha kusoo dhaweeyay Amiirka dalkaasi Qatar Sheikh Tamim bin Hamad al-Thani.
Madaxweynaha dalka Turkiga ayaa Magaadala Doha u tagay sidii uu arrima dhowr ah kala xaajoon lahaa Amiirka dalkaasi Qatar Sheikh Tamim bin Hamad al-Thani.
Xeriirka Xukuumadaha Doha iyo Ankara ayaa kor u sii xoogaysanaayay tan iyo markii dalkaasi Qatar ay calaaqaadka u jareen dowladaha Arabia, the Imaaraadka, Bahrain iyo Masar.