Wararka

Allah u naxariistee Cabdullahi Sheekh Ismaaciil oo ku geeriyooday Muqdisho.

Magaalada Muqdisho waxaa maanta ku geeriyooday Allah u naxariistee Cabdullahi Sheekh Ismaaciil oo ka tirsanaa Mudanayaasha golaha shacabka.

Waxaa Geerida xildhibaanka ka tacsiyeeyay Hoggaanka Qaranka oo ay kamid yihiin Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Maxamed Mursal Sheekh, Guddoomiyaha golaha aqalka sare Cabdi Xaashi Cabddullahi iyo Ra’isal wasaare ku xigeenka XFS Mahdi Maxamed Guleed Khadar.

Dhamaan Masuuliyiintii ka tacsiyeysay geerida Xildhibaan Cabdullahi Sheekh Ismaaciil ayaa si isku mid ah ku sifeeyay wanaagii uu ugu soo shaqeeyay Bulshada Soomaaliyeed waxaa ayna Ebba ugu baryeen in uu ka waraabiyo janatu Fardowsa.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close