Wararka

Allah u naxariiste waxaa geeriyoodayXildhibaan Axmed Dhimbil Rooble.

Gudoomiyaha Golaha Shacabka BJFS ayaa Uga tacsiyadeeyay Dhammaan xildhibaanadda Golaha iyo Bulshada soomaaliyeed Geeridii Ku timid Marxuum Xildhibaan Axmed Dhimbil Rooble ( Casoowe ) oo muqdisho ku geeriyooday.

Gudoomiyaha Ayaa si gaar ah ugu tacsiyeey qoyskii, iyo qaraabadii uu ka geeriyooday marxuum Xildhibaan Casoowe oo kamid ahaa Ragga waaya aragga ah ee ku jiray baarlamaanka soomaaliya .

Allah u naxariiste Marxuumka ayaa la sheegay in uu la dhibaataysnaa xanuunka corona kaas oo uu ugu danbeyn u geeriyooday.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close