Wararka

(AKHRISO):WARARKIIUGU DANBEEYAY EE KORONA FAYRAS.

Cudurka carona viroska ayaa 24sac ee lasoo dhaafay waxa uu dalka Iiraan ku dilay 54 ruux waxana tani ay noqonaysa dhimashadii ugu badnayd hal maalin gudaheed Xili cudurkaan uu ku sii faafay caalamka.

Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping ayaa sidoo kale waxaa uu booqasha markii ugu horeysay ku tagayaa Magaalada Wuhan tan iyo markii uu fayraskaan ka bilawday magaaladaas.

Dalka Talyaanig oo ay ku nool yihiin 60 malyan oo ruux ayaa xaalad karantiil ah lagali xili uu Korona fayraska dilay 463 ruux sidoo kalena uu saameeyay 9,000 oo ruux oo ku noolaa Talyaaniga.

3,800 oo ruux ayaa caalamka u dhintay korona fayraska, 110,000 oo kiisaska koronaga ayaa la diwaan galiyay sidoo kale 64,000 oo ruuxna ay ka bogsoodeen xanuunkaan.

 

 

 

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close