Wararka
[AKHRISO]: MAXAA KA SOO KORDHAY CORONIHII WEERARAY AQALKA CAD?.
Aqbaartaan ayaa timid wax saacado yar u’n kadib markii fayraskaani laga helay Hope Hicks.....

Madaxweynaha dalka maraykanka oo shaaciyay in isaga iyo xaaskiisa Melania Trump laga helay fayraska Coorna ayaa sidoo kale baahiyay in xaaladooda caafimaad ay tahay mid wanagsan oo walac ku jirin.
Hasayeeshee Madaxweynaha oo ah 74 sano jir ayaa ka mid ah dadka da’da ah ee ay ka digtay hay’adda caafimaadka aduunka ee WHO.
Aqbaartaan ayaa timid wax saacado yar u’n kadib markii fayraskaani laga helay Hope Hicks oo kamid ah la taliyaasha madaxweynaha.
Hicks ayaa madaxweynaha ula safray Ohio oo uu kala qayb galay doodii Talaadada isagoo sidoo kale ula socdaalay Minnesota maalintii arbacada.
Warbixinta ugu danbayso ee la xeriirta coronaha weeraray aqalka cad Ayaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa ee mar kasto cusboonaysiiso website keena mahadsanidiin.