Wararka

akhriso magacyada Gudiga Farsamada ee wadahadalada sii wadi doona.

Iyadooo maalmihii la soo dhaafay uu shir afar geesood ah magaalada djabouti ee caasimada Jamhuuriyada jabuuti uu shir garnaqsi ah ugu socday madaxda ugu sarayso dowlada federaalka ee Soomaaliya iyo masuuliyiin ka socota maamulka Somaliland ayaa waxaa kulamada qaybahoodi hore la’iskau raacay in la dhiso guddi farsamo oo ka shaqeeyo wadahadalada sidoo kalena baaritaano dheeraad ah ku sameeyo heshiisyadii horey loo gaaray.

War-saxaafadeed ka soo baxay dowlada federaalka Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay tirada guddiga farsamo ee ka socda dhanka dowlada Soomaaliya oo gaaraayi 7 mudane oo isugu jiro wasiiro iyo xildhibaanno.

Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Mohamed Abullahi Farmaajo iyo madaxweynaha maamulka Soomaaliland Muuse Biixi Abdi oo dhankooda dar daaran u jeediyay guddiyada labada dhinac ayaa u jareeyay in ay guul ka gaaraan waajibaadka loo egmaday.No photo description available.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close