Wararka

(AKHRISO): Golaha wasiirada dowlada Puntland oo war-saxaafadeed kasoo saaray arrima ay ka mid yihiin weerarkii cidanka Somaliland ee gobolka Sanaag.

Shirka Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu Shir guddoominayey Madaxweyne Ku-xigeenka Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa waxaa todobaadkan looga hadlay Imtixaanaadka Shahaadiga ah, arrimaha ka taagan gobolka Sanaag, Saameynta Abaarta, iyo Warbixino Kale.

Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ayaa golaha ugu warbixisay dhamaadka imtixaanaadka shahaadiga ah ee sanadka 2018-2019, wasaaradda ayaana sheegtay in imtixaanku ku bilowday si habsami leh,isla markaana ku soo dhamaaday deganaansho iyo taabagal waaya aragnima.

Halkaan ka akhriso war-saxaafadeedka ay soo saareen golaha wasiirada dowlada Puntland.

No photo description available.

 

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close