Wararka
(AKHRISO): CIIDANKA BOOLISKA OO WARSAXAAFADEED KASOO SARAY WEERARKII HOTEL SYL.

Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa warsaxaafadeed kasoo saaray weerar xalay fiidkii lagu qaaday Hotel SYL ee Magaalada Muqdisho.
Ciidanka Boolisla ayaa xaqiijiyay in Hotelka ay kasoo saareen 80 ruux oo isugu jiray Shacab iyo Masuuliyiin.
Sidoo kale Ciidamada Booliska ayaa sheegay in weerarkaasi ay ku dhinteen 5 ruux oo laba kamid ah ay Askar yihiin halka 9 ruux oo kale uu dhaawac kasoo gaaray.
Hoos ka akhriso warsaxaafadeedka kasoo baxay Ciidanka Booliska: