Wararka

Agaasimaha Guud waxbarashada oo tababar u furay 80 kormeere.

Agaasimaha Guud ee wasaaradda waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Soomaaliya Axmed Xasan Yuusuf ayaa maanta magaalada Muqdisho tababar ugu furay 80 kormeere oo labarayay ilaalinta waqtiga kormeerka, feejignaanta lasocoshada iyo soo gudbinta macluumaadka iyo masuuliyada ka saran diiwaangalinta iskullada.

Tababarka ayaa waxaa bixinayay macalimiin qibrad u leh aqoonta sharciga Kormeerka iyo diiwaan galinta dugsiyada.

Agaasimaha Guud ee wasaaradda waxbarashada Axmed Xasan Yuusuf ayaa kula dar daarmay Kormeerayaasha in ay ka soo baxaan wajibaadka saaran.

Wasaaradda waxabarasha ayaa sheegtay in ahmiyada koobad ay siineysa tababarka lagu horamarinayo kormeerayaasha iyo tabarka macalimiinta iyo diiwan galinta iskuullada.Image may contain: 3 people, people sittingImage may contain: 8 people, people sittingImage may contain: 7 people, people sittingImage may contain: 2 peopleImage may contain: 2 people, people sitting and close-upImage may contain: 7 people, people sitting

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close