Wararka

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Waxbarashada oo kulan la qaatay agaasimayaasha Waxbarashada Maamul Gobaleedyada.

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha &Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Xasan Yùusuf ayaa maanta Magaalada Muqdisho Shirk ugu Furay Agaasimayaasha Waxbarashada Maamul Gobaleedyada & Gobalka Banaadir.

Kulanka uu agaasimada Waxbarashada la qaatay agaasimayaasha Waxbarashada Maamul Gobaleedyada & Gobalka Banaadir ayaa waxaa intii uu socday looga hadlay arrimaha imtixaanaadka Qaranka ee 2019-2020.

Agaasimaha Guud ee wasaaradda waxbarashada Mudane Axmed Xasan Yuusuf ayaa Agaasimayaasha Guud ee wasaaradaha Waxbarashada Maamul Gobaleedyada & Goabalka Banaadir Ka dhageystay warbixino ku saabsan Horumarinta waxbarashada ardayda Soomaaliyeed.Image may contain: 1 person, sitting, table and indoorImage may contain: 2 people, people sitting, table and indoorImage may contain: 4 people, people sitting, laptop and indoorImage may contain: 4 people, people sitting, table and indoor

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close