Wararka

Afghan oo xabsiyada dalkaasi ka sii daynayso maxaabis Taliban ah.

Dowlada Afghan ayaa xaqiijisay in ay xabsiga ka sii dayn doonta 400 oo maxaabiis Taalibaaniyiin ah kuwaas oo ku eedeysnaa danbiyo ka waaweyn iyo weeraro ay dad badan oo reer Afghan iyo ajaanib isugu jiraan ay naftooda ku waayeen.

Qareen lagu magacaabo Jirga ayaa sheegay in go’aankaan la qaatay si loo fududeeyo caqabada ku gudboon wadahadalada Kooxda Taliban iyo Dowlada dalkaasi.

Go’aankaan ayaa yimid kadib markii ay dowlada Maraykanka ay sheegtay in ay ciidamadooda ay hoos u dhimi doonaan bisha November ee nagu soo aadan tiro gaarayso 5,000 askari.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close