Wararka

Madaxweyne kuxigeenka Galmudug oo kormeeray Wasaaradda Amniga Gudaha Galmudug.

Madaxweyne kuxigeenka dowlad goboleedka Galmudug Cali Dahir Eid ayaa manta booqday Wasaarada Amniga Gudaha Galmudug oo ka mid ah Wasaaradaha ugu shaqada badan.

Madaxwayne kuxigeenka ayaa waxaa halkaasi ku so dhaweeyay Wasiiro Dowlaha Wasaarada Amniga Gudaha Galmudug iyo Wasiirku xigeenka Wasaaradasi.

Cali Dahir Eid, ayaa Masuliyiintaasi ka dhagaystay warbixin guud oo wasarada ku saabsan asago sido kale soo indho indheyay qaybaha ay ka kooban tahay Wasaarada.

Madaxweyne Eid ayaa ku amanay Wasaarada Amniga Gudaha Galmudug Shaqada qimaha leh ee ay u hayso wuxuna faray in ay si labo jibaaran howlahooda shaqo.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close