Wararka

adaxweyne ku xigeenka 1-aad ee Jubbaland oo Shacabaka Kismayo la tugtay Salada Ciida.

Madaxweyne ku xigeenka 1-aad ee Jubbaland Maxamuud Saydi Aadan ayaa saaka salaadda ciidda kula tukaday Madaxtooyada Jubbaland boqolaal shacab ah.

Maxamuud Saydi Aadan ayaa shacabka Reer Jubbaland marka hore ugu hambalyeey farxada maalinkaan weyn ee Cidul Adhxada waxaa uuna ku booriyay in ay garab qabtaan walaalahooda kale ee dhibaataysan oo ay ka farxiyaan dadka danta yar.

Madaxweyne ku xigeenka 1-aad ee Jubbaland Maxamuud Saydi Aadan aya dhanka kale sheegay in maamulka Jubbaland ay masuuliyad iska saareen dhisida Maxkamad u cadaalad fasha shacabka ku nool caasimada ku meel gaarka Jubbaland ee Kismaayo ee murunka ba’ani ka kala haysto arrimaha dhulka.Image may contain: 12 people, people standingImage may contain: 1 person, standing, wedding and outdoorImage may contain: 3 people, people standing

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close