Wararka

Aadan Barre Ducaalle oo laga qaaday xil uu in muddo ah haayay.

Hoggaamiyihii aqlabiyada Baarlamaanka Dalka Kenya, Aadan Barre Ducaale ayaa Maanta laga qaaday xilka hoggaamiyenimo ee aqlabiyada Baarlamaanka Dalka Kenya iyadoo xilkaasi loo lagu beddelay, Amos Kimunya.

Aaden Barre Ducaale ayaa ah Xildhibaan laga soo doorto Gobalka Waqoyi Bari Kenya ee Soomaalidu degto gaar ahaan Magaalada Gaarisa. waxaa uuna baarlamaanka dalkaasi uu ku jiraa 13 sano.

Xil ka qaadistiisa ayaa timid kadib markii Xubno badan oo ka tirsan xisbigiisa Jubilee iyo siyaasiyiin kale ay saluugeen siyaasada Aadan Barre.

Sidoo kale Aadan Keynaan oo ah mudane laga soo doorto is maamulka Wajeer ayaa loo magacaabay xoghayaha Baarlamaanka xisbiga Jubilee.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close