Wararka

(DAAWO): Guddoomiyaha Gobolka Banadir oo sheegay in caasimada aysan si casri ah u dhisneen balse ay ku howlan yihiin.

Guddoomiyaha Gobolka Banadir ahna duqa Caasimada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed Cumar filish oo maanta ka hadlay furitaanka madasha Teknoolijiyada  Muqdisho 2019 oo markii labaad ka qabsoontay caasimada dalka ayaa sheegay in bandhigyada ay soo bandhigeen shirkadaha iyo shaqsiyaadka kulankaan ka soo qayb galay ay aad u farxad galisay waxaa uuna intaasi ku daray in tani ay tahay mid lasoo dhaweeyo.

Guddoomiyaha ayaa kasoo qayb-galla yaasha madashaan la qaybsaday wax yaabaha ugu qorshaysan wax ka badalka muuqaalka Guud ee caasimada isagoo tilmaamay in Magaalada aysan u dhisneen si casri ah sidaasi darteetna ay hadda ku howlan yihiin sidii loo qurxin lahaa muqaalka guud ee casimada.

Cumar Maxamud Maxamed Cumar filish ayaa sidoo kale maalgashayaasha Soomaaliyeed ugu baaqay in ay maal gashtaan caasimada uuna maamulkiisa ka caawinaayo sidii ganacsatada Soomaaliyeed ay u maal gashan lahaayeen Magaalada.

Gudomiyaha gobolka banaadir cumar filish ayaa sheegay inay kasoo baxayaan kaalinta hormarinta gobolka banaadir

Gudomiyaha gobolka banaadir cumar filish ayaa sheegay inay kasoo baxayaan kaalinta hormarinta gobolka banaadir

Posted by TUSMO TV on Tuesday, 19 November 2019

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close