Wararka

Wasiirka waxbarashada oo kulan la qaatay masuuliyiinta Hay’adda Education Above All.

Wasiirka waxbarashada xukuumadqa federaalka Soomaalia Cabdullahi Godax Barre ayaa magaalada Doha ee  caasimada dalka Qatar kulan kula qaatay masuuliyiinta Hay’adda Education Above All oo maalgeliya mashruuc kamid ah mashaariicda horumarineed ee waxbarashada dalka.

Wasiirka ayaa sidoo kale sheegay in masuuliyiinta hay’adda ay u balan qaadeen in ay kordhin doonaan taageeradooda ku aadan horumarinta waxbarashada dalka.

“Waxaan maanta magaalada Doha ee dalka Qatar kulan kula qaatay masuuliyiinta Hay’adda Education Above All oo maalgeliya mashruuc kamid ah mashaariicda horumarineed ee waxbarashada dalka. Waxaan warbixin kasiiyay xaaladda guud ee waxbarashada dalka. Waxay ii ballanqaadeen in ay kordhin doonaan taageeradooda ku aadan horumarinta waxbarashada dalka” ayuu yiri wasiirka waxbarashada dalka.Image may contain: 1 person, sitting, table and indoorImage may contain: 3 people, people sitting, table and indoorImage may contain: 3 people, people sitting, table and indoor

 

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close