Wararka

Shirka Goalaha wasirada Jubbaland oo looga hadlay xaaladaha Gobolka Gedo.

Madaxweynaha dowlada goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir gudoomiyahay shirka todobaadlaha ee golaha wasiirada Jubbaland oo maanta qodobo kala duwan looga hadley.

Shirka golaha wasiirada Jubbaland ayaa diiradda lagu saarey xaaladihii uga danbeeyey ee Siyaasadda, Amniga iyo dhaqdhaqaaqyada kasoo cusboonaadey gobolka Gedo.

Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland oo warbaahinta la hadley kadib gabagabdii shirka ayaa faahfaahiyey qodobada shirka iyo arrinta gobolka Gedo.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close