Wararka

Dowladaha Soomaaliya iyo Qatar oo kale saxiixday heshiis Iskaashi oo dhanka waxbarashada ah.

Wasiirka wasaaradda waxbarashada xukuumada federaalka Soomaaliya C/lahi Godax Barre ayaa maanta kulan la qaatay dhigiisa dalka Qatar waxaa ayna kawada hadleen xojinta iskashiga labada dal ee dhinaca waxbarashada.

Sidoo kale wasiir C/lahi Godax Barre ayaa heshiis kale saxiixday wasiirka waxbarashada Dowlada Qatar kaas oo kusaab sanaa Iskaashi gundhig u noqon doona wada shaqeynta labada dal ee xaga waxbarashada & tacliinta Sare.

“Waxaa kulan wax-ku-ool ah la yeeshay wasiirka waxbarashada ee dalka Qatar, waxaan ka wada hadalnay xojinta iskashiga labada dal ee dhinaca waxbarashada. Waxaan kala saxixanay heshiis Iskaashi oo gundhig u noqon doona wada shaqeynta labada dal ee xaga waxbarashada & tacliinta Sare” ayuu yiri wasiirka waxbarashada dalka.ImageImageImageImage

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close