Wararka
Cidanka Booliska Soomaaliyeed oo la wareegay degmada Guriceel.

Talliska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaaa la wareegay Saldhhigga degmada Guriceel ee gobalka Galgaduud.
Dhawaan ayay aheyd markii ay sidaan oo kale ciidanka Booliska ula wareegeen gacan ku haynta deegaanka ceeldheere ee gobolka Galgaduud.
Deeganada dowlad goboleedka Glamudug ayaa waxaa laga dareemayaa xiisad ka dhextaagan dowlada dhexe iyo maamulka Ahlusunna kuwaas oo ku kala aragti duwanaaday magacaabista guddiga doorashooyinka Galmudug.