Wararka

Dowlada Jabuuti oo garab Istaag u muujisay shacabka ay fatahaadaha samaysay.

Dowlada Jabuut ayaa maanta guddiga fatahaadaha ku wareejisay lacag dhan 100 malyuun(Boqol malyuun) oo faranka Jabuuti ah una dhiganta 600’000$(Lix boqol oo kun oo doolar.
Jabuuti ayaa tabarucaadda waxaa ay uga qeyb qaadanee gurmad toos ah oo loo fidinayo dadka fatahaaduhu saameeyeen, sida u fidinta adeegyo caafimaad, samata bixinta dadka ku go’doonsan meelaha qaar iyo agab kale oo la siinayo dadka ku barakacay fatahaadda.
Gurmadka fatahaadaha ayaa kasocda dhamaan gobolada dalka kaas oo loogu gurmanaayo dadka shacabka ah ee ku waxyeeloobay fatahaatada wabiyada dalka.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close