Wararka

Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Goboleedka Koonfur Galbeed oo Tawabar kusaabsan Hab Aruurinta Dhaqaalaha.

Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Axmed Maxamed Xusen ayaa Soo Xiray Tawabar Socday mudo Sedex maalin ah kaasi oo lagu barnayey Hab Aruurinta Dhaqaalaha Oo Qeyb ka ah Afarta Tubood ee Madaxweyne Cabdicasiis Lafta gareen Hore Udaahfurey.

Tawabarkan oo Mudada maalmaha ah ka socday Magaalada Baydhabo ayaa waxaa loo Qabtay Shaqaalaha Wasaarada Maaliyada DGKG Kaasi oo Muhiimadiisa ay ahayd sidii Shaqaalaha loo Siin lahaa Tawabar Aqoon Kororsi ah oo Laxariira Sidii Dhaqaalaha Koonfur Galbeed Kor loogu qaadi lahaa.

Axmed Maxamed Xuseen Wasiirka Wasaarada Maaliyada DGKS Oo Warbaahinta KG la hadlay Waxaa uu Sheegey in Wasaaradaha Kale ee Tubta Dhaqaalaha ay kamid yihiin Amniga, Arimaha Gudaha, Ganacsiga iyo Kuwo kale oo Tubto Dhaqaalaha Qeyb ka ah Shaqaalaha Aqoontooda Kor looga qaadi Doono.Image may contain: one or more people, people sitting, table and indoorImage may contain: 2 people, people sitting and people standingImage may contain: 1 person, sitting and indoor

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close