Wararka

(DAAWO): XASSAN SHEEQ  OO DOWLADA KU EEDEEYAY IN AY KA GAABISAY GAR GAARKA DADKA AY FATAHAADAHA SAMAYSAY.

Madaxweynihii hore ee dalka Xassan Sheeq Maxamuud oo maanta ka galay kulan ay isugu yimaadeen qaar kamid ah xisbiyada dalka ayaa ka hadlay fataahada iyo musiibooyinka ka taagan qaar kamid ah gobolada dalka gaar ahaan xalada ka tagan Gobolka Hiran ee dowlad goboleedka Hershalle.

Madaxweynihii hore ee dalka ayaa dowlada federaalka ku eedeeyay in ay ka gaabisay gurmadka looga baahnaa in ay u fidiso shacabka ku dhibaataysan deeganada dowlad goboleedka Hershalle ee ay samaysay fatahadaha wabiga Shabelle.

Xassan Sheeq Maxamuud ayaa sidoo kale sheegay in dowlada ay awoodi karto inay malaayin dollar ah ku dhisto tallooyin balse ay tahay mid aan ku wanaagsaneen u gargaarida dadka dhibatada haysato oo ay gar-gaar u waydiisay muwaadininta kale ee walaalahooda ah.

Xasan sheikh maxmuud dowlada way ka gaabisay fatahaada dalka jira

XasanSheikh Maxmuud ”Dowlada way ka gaabisay fatahaada dalka jira”.

Posted by TUSMO TV on Wednesday, 30 October 2019

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close