Wararka

Madaxa Xukuumada Galmudug oo magacaaabay Gudiga gurmadka fatahaada Wabiga Shabeele.

Madaxa Xukuumada Galmudug Dr sheikh maxamed shakir Cali Xasan ayaa magacaabay Gudiga gurmadka fatahaada Wabiga Shabeele Ee Galmudug Kuwaas oo ka qayb qaadan doona gurmadka loogu jiro garab istaaga muwaadiniinta Soomaaliyeed ee musiibada ku qabsatay Gobalka Hiiraan.

Madaxa xukuumada Galmudug Dr sheikh maxamed shakir Cali Xasan ayaa guddiga uu magacaabay waxaa ay ka kooban yihiin 9-aal xubnood oo ka kala socda bulshada qaybaheeda kala duwan iyo masuuliyiin kasocota dowlad goboleedka Galmudug.

Sidoo kale Madaxa Xukuumada Galmudug Dr sheikh maxamed shakir Cali Xasan ayaa shacabka Galmudug ugu baaqay in laga qeyb qaato ugurmashada Dadka Ku dhibaateysan Gobalka Hiiraan.No photo description available.\

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close