Wararka
Madaxa Xukuumada Galmudug iyo masuuliyiin kale oo AMISOM ah oo kulan ku yeeshay Dhuusamreeb.

Madaxa Xukuumada Galmudug Dr sheikh Maxamed Shakir Cali Xasan, Wasiika Amniga Galmudug Sadaq sheikh Yusuf iyo isku xiraha AMISON iyo Galmudug Kabtan Abdulahi Sheikh Xusen ayaa la kulmay Saraakisha AMISON ee ku sugan magaalada Dhuusamreeb ee Casimada Galmudug.
Madaxa Xukumada iyo saraakisha ayaa ka wada hadlay sidii loo xoojin lahaay arimha Amniga iyo sidii loo xojin lahaa xariirka Amison iyo Galmudug.
sidoo kale kulanka ayaa waxaa looga hadlay sidii ay si wada jir ah uga wada qayb qaadan laheyn sugida amniga Ciidamada Galmudug iyo kuwa AMISOM.