Wararka

Madaxweynaha dalka oo saxiixay sharciga Maamulka Dakhliga.

Madaxweynaha dowlada  Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay sharciga Maamulka Dakhliga oo qeyb ka ah dhammeystirka hannaanka Maamul-wanaagga iyo hufnaanta Maaliyadeed ee dalka.

Madaxweynaha dalka ayaa ugu horeen mahad ballaaran u jeediyay dhamaan dadkii ka qayb qatay dhamaystirka sharcigaan waxaa uuna si gaar ah ugu mahaceliyay Baarlamaanka dalka waxaa uuna sheegay in sharcigaan uu soo maray wada-tashi dhamaystiran oo ay ka qaby qaateen dhamaan wasaarada maaliyada iyo wasaaraddaha maaliyadda ee dowlad goboleedyada iyo maamulka Gobolka banadir.

Madaxweyne Farmaajo ayaa amray in sharcigaan lagu dhaqmo lana fuliyo sida uu faraayo dastuurka dalka u yallo.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close