Wararka

Dibad baxyo kasoo cosboonaaday dalka Ciraaq.

Laamaha Amniga dalka Ciraaq ayaa gaaska dadka ka ilimaysiisa u isticmaalay Banaanbaxyaal ka caraysan xukuumada haatan ka arrimisa dalkaasi Ciraaq.

Ciidamada Booliska ee dalka Ciraaq ayaa gaaskaan u adeegsaday sidii ay u kala eryi lahaayeen dibadbaxyaashaan oo markale soo cusboonaysiiyay banaanbaxyadii ay ka dhigi jireen caasimada Ciraaq Baghdad.

Ilaa iyo bilaawgii dibadxayadaan ayaa la sheegay in ciidamada amaanka ee Ciraaq ay dileen ku    dhawaad 150 dibad-baxyaal ah.

Banana baxyaashaan oo gaaraayay ilaa 1,000 ruux ayaa isasoo hareereeyay diilinta cagaarka ah e ku taallo caasimada Baghdad halkaas oo ay ku yaalllaan xarumaha dowlada iyo safaaradaha shisheeye.

Ilawareedya dhanka caafimaadka ayaa wakaalada wararka ee Reuters u xaqiijiyay in ilaa 20 ruux loo dabiibay kadib qaraxyadii ka dhashay gaaska dadka ka ilimaysiiya oo waxyeello soo gaarsiiyay.Image may contain: 1 person, sky and outdoorImage may contain: one or more people, crowd, sky and outdoorImage may contain: 1 person, walking, crowd and outdoorImage may contain: 1 person, crowd, shoes and outdoor

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close