Wararka

Maamulka Degmada Baydhabo Oo Kullan La qaatey Dhamaan Heyadaha ka shaqeya Degmada Baydhabo.

Maamulka Degmada Baydhabo ayaa maanta xarunta degmada kulan kula qaatay hey’adaha ka shaqeeya Degmada Baydhabo waxa uuna ujeedkiisu waxaa uu ahaa sidii ay uwada shaqeyn lahaayeen Maamulka Cusub ee Degmada Baydhabo iyo Dhamaan Hey’adaha ka shaqeya guud ahaa Degmada Baydhabo iyo sidii ay isku baran lahaayeen Maamulka Degmada Baydhabo iyo masulinta hay’adaha.

Guddoomiye ku xigeenka maamulka Iyo Maaliyada Degmada Dr. Yusuf Bare oo uga horeyntii la hadley Masuulinta Hey’adaha ka shaqeya Degmada Baydhabo Ayaa u Sharaxey Muhiimada maanta Ay isugu yeereen.

Guddoomiyaha Maamulka degmada Baydhabo Hasan macalin Axmed Biikole Oo furey shirka ayaa waxaa uu Dhamaan Hey’adaha Kula dardaaramey in ay La shaqeyaan Maamulka Dowladaha hoose ee Degmada Baydhabo.Image may contain: 3 peopleImage may contain: 2 people, textImage may contain: 2 people, people sitting and indoorImage may contain: 1 person, sitting and indoor

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close