Wararka

Guddoomiyaha Gobolka Banadir oo sheegay in ay la xisaabtami doonaan shirkadihii dhisay waddooyin Bur buray.

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta kormeer ku tagay  Qaar kamid ah Wadooyinka Muqdisho oo ay Biya Dhigeen roobkii da’ay.

Guddoomiyaha Gobolka oo indhihiisa kusoo arkay bur burka so gaaray waddooyinka ayaa sheegay in Lala Xisaabtami Doono Shirkadahii Dhisay Wadooyinka ay Daadadka Roobka bur buriyeen.

Magaalada muqdisho ayaa waxaa ay kamid tahay Magaalooyinka laga cabsi qabo in uu ka da’o roobab duufaano wato waxaana dhaca in xiliyada sidaan camal uu roobka ugu curta dalka uu qasaaro soo gaarsiiya dadka shacabka ah.Image may contain: outdoor and waterImage may contain: 1 person, standing, phone and outdoorImage may contain: 5 people, people standing, sky, ocean, beach, outdoor and natureImage may contain: 2 people, people standing, shoes and outdoorImage may contain: one or more people, people standing, shoes and outdoor

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close