Wararka

Madaxwyne Deni oo kasoo amba-baxay Magaalada Kismayo.

Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdilaahi Deni ayaa ayaa maanta ka amba-baxay  garoonka diyaaradaha Sayid Maxamed Cadille Xassan ee magaalada Kismaayo.

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntlad Saciid Cabdilaahi Deni ayaa intii uu kusugnaa Magaalada kismaayo waxaa uu ugu qayb galay xafladdii caleema saarka madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam.

Sidoo kale madaxwyne Deni ayaa kulama gaar gaar ah la yeeshay madaxda, odayaasha dhaqanka Jubaland, Bulshada rayidka Jubbaland iyo shacabka qaybahooda kala duwan.

garoonka diyaaradaha Sayid Maxamed Cadille Xassan ee magaalada Kismaayo, waxaa madaxweynaha kusagootiyay madax ka tirsan maamulka Jubbaland.

 

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close