Wararka

(dhagayso): Wasiir Bayle oo kulan la qatay masuuliyiin ka tirsan Sanduuqa Lacagta Aduunka.

Wasiirka maaliyadda xukuumada federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaalle Bayle ayaa Magaalada Washington ee dalka Maraykanka kulan kula qaatay masuuliyiin ka tirsan Sanduuqa Lacagta Aduunka ee ee IMF iyo masuuliyiin kale.

Wasiir Bayle ayaa sheegay in masuuliyiinta ay kulanka la yeesheen ay kala hadleen barnaamijka Deyn-cafinta dalka iyo meelaha u hadda maraayo waxaa uuna intaasi ku daray in ay masuuliyiinta u cadeynayaa in hadafka ugu weyn iyo ujeedkuudaba uu yahay ka miro-dhalinta Barnaamijka deyn-cafiska iyo Maalgalin ay hesho Soomaaliya.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close