Wararka

Madaxweyne Deni ” Wasiirka amniga Cabdirashiid Janan xarig ma mudna abaal marin buu mudnaa”

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland oo magaalada Kismayo kaga qayb galaayo munaasabada caleema saarka madaxweynaha Jubbaland Ahmed Mohamed Islam Ahmed Madoobe ayaa ka hadlay arrimaha xariga wasiirka amniga Jubbaland Cabdirashiid Janan.

Madaxweyne Saciid Cabdullahi Deni ayaa sheegay in wasiir Cabdirashiid Janan uusan mudneen xarig balse uu mudan yahay in la guddoon siiya abaal marin waxaa uuna intaasi ku daray in Cabdirashiid Janan xuriyadiisa lasiiyo.

” Wasiirka amniga Cabdirashiid Janan xarig ma mudna abaal marin buu mudnaa waayo wuxuu la diriray argagixisadda waxaan dalbanaynaa in xoriyadiisa la siiyo”. Ayuu yiri  Madaxweyne Deni.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close