Wararka

Wasarada gargaarka oo deeqo kala duwan gaarsiiyay cisbitalka dhimirka Xabeeb Mental Hospital.

Wasarada gargaarka iyo mareenta musibooyinka xukuumada federalka Soomaliya ayaa deeq raashin, mara kaneeco, iyo bustayaal la huwdo garsiisay cisbitalka dhimirka Xabeeb Mental Hospital.

Wasiir ku-xigeenka wasaarada gargaarka iyo maraynta musiibooyinka ee XFS Cabdirashiid maxamuud xasan, Agaasimaha gargaarka ee wasaarada iyo xubno kale oo deeqda gudoonsiiyay madaxa isbitalka Dr xabeeb.
Deeqdan ayaa daba socotay ka dib markii dhawaan ay caawinaad dalbadeen mamulka isbitalka dhibirka, sida uu sheegay Dr Cabdiraxman Cali Cawaale Xabeeb.

Wasiir ku-xigeenka wasaarada gargaarka iyo maraynta musiibooyinka ee XFS Cabdirashiid maxamuud xasan, ayaa sheegay deqdan inay tahay tii ugu horaysay ee ka timid dhinaca dowlada wixii hada ka danbeeyana dowladu ay cisbitaalka ka warhendoonto.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close