Wararka
Madaxa xukuumada Galmudug oo kasoo horjeystay magacaabistay Gudiga Farsamada Maamul udhisada Galmudug.

war-saxaafadeed kasoo baxay xafiiska madaxa xukuumada Galmudug ayaa lagu cadeeyay in maamulka Galmudug uusan aqoonsaneen Gudiga Farsamada Maamul udhisada Galmudug oo ay soo magacawday Wasaarada Arimaha Gudaha Dowlada Federalka Soomaaliya.
war-saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in dowlada federaalka Soomaaliya ay baal martay sharciga dalka u yaallo iyo heshiis ay la gaartay maamulka Ehlu-sunna iyo dowlad goboleedka Galmudug 3-dii bishii 7-aad 2019-ka.
Hoos ka akhriso war-saxaafadeedka oo dhamaystiran: