Wararka

wasiirka waxbarashada oo ka war-bixiyay kulan uu magaalada Muqdisho kaga qayb galay.

Wasiirka wasaaradda waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullahi Goodax Barre ayaa maanta magaalada Muqdisho ugu qeyb-Galay Barnaamij bulshada qeybaheeda kala duwan lagu soo bandhigaayay miisaaniyadda sannadka 2020 oo loogu tala galay aragtida ku aaddan kordhinta miisaaniyadda dowladda.

Wasiirka wasaaradda waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaliya ayaa Soo dhaweyay talaabada lagu Horumarinaayo dhaqaalaha dalka.

wasiirka waxbarashada xukuumada federaalka Soomaaliya Cabdullahi Goodax Barre ayaa ka warbixiyay waxyaabihii kulanka looga hadlay.

“waxaan maanta ka qeyb-galay kulanka wadatashiga Dad-weynaha miisaaniyadda wasaaradda maaliyadda ee 2020. kulankan ayaa ku saabsanaa sidii Wadatashiga miisanayada dalka loogu soo bandhigi lahaa bulshada iyo Iyo sidii kor loogu qaado kobaca dhaqaalaha waddankeenna”. ayuu yiri Cabdullahi Goodax Barre.Image may contain: 3 people, people sitting and indoorImage may contain: 1 person, indoorImage may contain: 3 people, people sitting

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close