Wararka

Madaxweyne Biixi oo kulan la qaatay Safiirka Midawga Yurub U Qaabilsan dalka Sooomaaliya.

Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta Magaalada Hargayso kulan kula qaatay  Safiirka Midawga Yurub U Qaabilsan Dalka Soomaaliya Amb. Nicolás Berlanga Martinez iyo wefti uu hoggaaminayo.

kulanka ay wadayeesheen madaxweyne Biixi iyo Amb. Nicolás Berlanga ayaa looga wada hadlay xoojinta xiriirka wada shaqayneed ee ka dhexeeya Somaliland iyo midawga yurub sidii loo dardar-gelin lahaa doorashooyinka goleyaasha wakiillada iyo deegaanka.

Amb. Nicolás Berlanga Martinez ayaa sheegay inay dhinacooda diyaar u yihiin wixii kaalmo ah ee ay kaga qayb-qaadanayaan qabsoomida doorashooyinka Somaliland.Image may contain: 1 person, standing and suitImage may contain: 3 people, people smiling, people standing and suitImage may contain: 2 people, people sitting, table and indoor

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close