Wararka

Trump oo sheegay in uu xaq u leeyahay la dagaalanka Musuqa.

Madaxweynaha dalka Maraykanka ayaa ka hadlay xaaladah musuqa dalkasi Maraykanka waxaa uuna sheegay in awood uu u leeyahay in uu dhameeyo Musuqa xitaa haddii ayuu yiri loo baahdo in lala gaashto dowlada shisheeye.

Madaxweyne Trump ayaa sheegay in arrinkaan wax siyaasad ah ama ulula siyaasadeed oo ka dhan ah musharax madaxweyne Bidens uusan raad ku laheen.

Madaxweyne Trump ayaa diiday in wax qalad ah oo uu sameeyay aysan jirin waxaa uuna maalinimadii khamiista uu si cad dalalka Ukraine iyo Shiinaha ugu codsaday in ay baaritaan ku sameeyaan musharax madaxweyne Bidens iyo wilkiisa Hunter kuwaas oo uu ku sheegay in ay faragalin siyaasadeed iyo mid heshiis ganacsi la gaareen madaxweynaha Ukraine.

Arrinkaan ayaa imaanayo xili madaxweynaha dalka Maraykanka uu la kulmaayo xadaadis xaga xisbiyada siyaasadda dalkaasi Maraykanka waxaana hadda socda mooshin ka dhan ah madaxweyne Trump.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close