Wararka

Dowlada Soomaaliya oo sagootisay wafuudii ka qayb gashay shirkii Iskaashiga Soomaaliya.

Wasaaradda arrimaha dibadda dowlada Soomaaliya ayaa casho sharaf u sameysay qaar ka mid ah wafuudii ka qayb gashay shirkii Iskaashiga Soomaaliya ee Muqdisho lagu soo gaba-gabeeyay.

masuuliyiinta casha sharafta loo sameeyey ayaa waxaa qeyb ka ahaa madax ka soctay Dalalka Turkiga,masar,kenya iyo madax kale oo qeyb ka ahaa shirkii Iskaashiga Soomaaliya ee dhawaan lagu soo Gaba gabeeyey Magaalada Muqdisho.

Ambassador Axmed Ciise Cawad wasiirka arrimaha dibadda XFS ayaa faah faahino ka bixiyey Madaxda loo sameeyey Casho sharka ayaa sheegay in uu ahaa habeen wanaagsan oo madaxdii ka soo qeyb gashay shirkaasi fursad ay u heleen in ay Bartaan Dalka iyo dadka Soomaaliyeed.

uga Dambeyn wasiirka arrimaha dibadda XFS ayaa sheegay in soomaaliya ay ku soo laabatay wadadii xasiloonida isla markaana ay shar u tahay umada Soomaaliyeed in ay marti geliyaan shir intaa la eg.

  

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close