Wararka
(DAAWO): Qaar kamid ah xisbiyada dalka oo kudhawaaqay Isbaheysi ama Madal ay ku mideysan yihiin.
Kulan ay maanta magaalada Muqdisho ku yeesheen xisbiyada ugu weyn dalka ayaa waxaa ay kaga hadleen xaalada siyaasadeed iyo amni ee dalka waxaa ayna gaba gabada kulanka isku raaceen in la sameeyo Isbaheysi ama Madal ay ku mideysan yihiin Xisbiyada.
Xisbiyada ku dhawaaqi doona Isbaheysiga cusub ayaa waxaa ka mid ah Xisbiyada Wadajir, Himilo Qaran, UPD, Ilays iyo kuwa kale, waxaana la sheegayaa in bayaan wadajir ah ay soo saari doonaan.
Hoos ka dhaawo warka kasoo baxay xisbiyadaasi: